内容由Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio提供。所有播客内容(包括剧集、图形和播客描述)均由 Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio 或其播客平台合作伙伴直接上传和提供。如果您认为有人在未经您许可的情况下使用您的受版权保护的作品,您可以按照此处概述的流程进行操作https://zh.player.fm/legal。
Player FM -播客应用
使用Player FM应用程序离线!
使用Player FM应用程序离线!
Wararka maanta iyo Sweden
Manage episode 459818728 series 3017715
内容由Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio提供。所有播客内容(包括剧集、图形和播客描述)均由 Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio 或其播客平台合作伙伴直接上传和提供。如果您认为有人在未经您许可的情况下使用您的受版权保护的作品,您可以按照此处概述的流程进行操作https://zh.player.fm/legal。
Duufaan ka jirta Galbeedka Sweden Dacwad ku saabsan dilka shandadda Ganaax sanduuqii gaboobay ee tubaakada
501集单集
Manage episode 459818728 series 3017715
内容由Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio提供。所有播客内容(包括剧集、图形和播客描述)均由 Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen and Sveriges Radio 或其播客平台合作伙伴直接上传和提供。如果您认为有人在未经您许可的情况下使用您的受版权保护的作品,您可以按照此处概述的流程进行操作https://zh.player.fm/legal。
Duufaan ka jirta Galbeedka Sweden Dacwad ku saabsan dilka shandadda Ganaax sanduuqii gaboobay ee tubaakada
501集单集
所有剧集
×Shalay galab ayaa nin lagu toogtay xaafadda Andersberg ee ku taalla magalaada Gävle. Lamaane ku nool magaalada Skåne ayaa lagu xukumay toban bilood oo xarig ah. Xilliga guga ayaa maanta soo gaaray Stockholm.
Haweeney Iswiidhish oo 30-meeyo jir ah ayaa lagu xiray jasiiradda Lanzarote. Bukaanno tiro yar ayaa helay daryeelka khasabka ah ee dhimirka sannadkii 2023. Ugu yaraan 40 qof ayaa calool xanuun ku soo booday magaalada Mariestad.
Nin 20 jir ah ayaa fiidnimadii Isniinta toogashu lagu dilay xaafadda Alby. Salwan Najem ayaa racfaan ka qaadanaya xukunkii lagu riday. Emil Källström ayaa shegay in uusan doonaynin in uu qabto xilka hogaanka xisbiga Centerpartiet.
Nin tababare u ahaa koox ka dhisan Lund oo la xukumay. Waxaa soo badanaya darawaliinta baabuurta xamuulka qaada ee khamriga ama maandooriyaha isticmaala. Rabshadaha iyo hanjabaadaha u dhaxeeya maxaabiista xabsiyada ayaa sii kordhaaye sannadkii hore.
Hanti gaar loo leeyahay oo taalla Risbergska. Eeyo weerare shaqaale ka tirsan adeegga guriga. Hoggaamiye ka tirsan Foxtrot oo danbi daroogo lagu soo oogay.
Digniin oranji ah oo ku saabsan baraf lama filaan ah. Kristersson: Zelenskyj si dimuqraadiyad ah ayaa lagu doortay. Nin ka tirsan shabakadda Foxtrot oo ay Masar soo celisay.
Khidmad ay bixinayaan carruurta iyo dhallinyarada balamaha ka baaqda. 18 qof oo dacwad lagu soo oogay. Baare soo jeediyey nidaam cusub oo shahaadooyinka.
Qiimaha maciishada qaar oo sare u kacay sida bunka, shaaha iyo qajaarka. Sicir bararka oo kordhay sida uu tilmaamayo cabirka sicirbararka ee KPIF. Maxkamadda ayaa hadda dacwad kusoo oogtay saddex nin oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen dil.
Shaqo laaanta dalkani Iswiidhen oo kor u kacday. Racfaan laga qaatay xukun la xidhiidha xasuuq loo haysto haweenay. Xilliga xasaasiyada pollenka oo hore u bilowday laguna arkay magaalooyinka qaar.
Tiradii dhallinyrada ka baxsata guryaha Sis oo bar hoos u dhacay laba sannadood gudahood. Ciidanka Nabadsugidda oo nin lagu tuhunsan yahay argagixisno lagu qabtay nawaaxiga Malmö. Haweeney ey baadigoobeyeen boliiska oo lagu qabtay dalka Isbaaniya.
Nin 34 jir ah ayaa maxkamada degmada Linköping ku xukuntay xabsi daain ah. Shirkadda tareenada ee SJ ayaa dayactir ku samaynaysaa tareemadii hore. Stenergard oo sheegtay muhimadda in Yukreeyn qeeyb ka noqota wadaxaajoodka dagaalka lagu joojinayo.
Iskuulka Risbergska ayanan waxbarasho ka jiri doonin mustaqbalka dhow. Xaaladda dhaqaale ee daciifka ah ayaa ku sii socota inay saamayso suuqa shaqada. Booliska Uppsala ayaa lacag cadaan ah ka helay qof ma ay gaari joojiyeen.
Labo qof oo ku dhaawacmay Örebro oo lagu daweeynayo qaybta daryeelka degdega. Dad badan oo kirada bixin kari waayay ayaa guryaha laga saaray. Hay'adda SiS oo lacag badan ka dalbatay xukuumadda.
Booliskaoo baaris ku wada muqaalo ku saabsan weerarkii Örebro. Cillado laga helay dhammaan xarumaha daryeelka hooyada iyo dhallaanka. Amiirka iyo amiiradda ayaa loo magac bixiyey gabadhdhowaantan u dhalatay.
Mikael Blom oo ka mid maamulayasha iskuulka Risbergska oo ka hadlay weerarkii Örebro. Nin ayaa isbitaal loola cararay ka dib markii uu dab ka kacay guri ku yaal Sundyberg. Shantii nin ee loo xiray dilkii Salwan Momika ayaa wali dembi lagu tuhmaya.
欢迎使用Player FM
Player FM正在网上搜索高质量的播客,以便您现在享受。它是最好的播客应用程序,适用于安卓、iPhone和网络。注册以跨设备同步订阅。