Radio Sweden 公开
[search 0]
更多
Download the App!
show episodes
 
Loading …
show series
 
Sven-Göran Eriksson, Sweden's most successful football manager of all time, passed away on Monday surrounded by his family. We speak to Samuel Sillén from Swedish Radio's sports desk to hear how Svennis is being remembered. Also: The government and the Sweden Democrats are set to reverse their own reduction to the biofuel blending mandate after jus…
  continue reading
 
Qof ayaa loo qabtay tuhun inuu gacan ka geeystay dilkii laba muwaadin oo Ingiriis ah. Dhaqaalaha wax soo saarka Sweden BNP, ayaa hoos u dhacay 0,3 boqolkii rubicii bilaha sannadka ee labaad, (abriil-juun) marka loo barbardhigo rubicii ka horreeyay (janaayo-maarso). Haweenka ayaa uga badan iney tagaan dhakhtarka ilkaha marka loo barbardhigo ragga. M…
  continue reading
 
Laba kurey ayaa lagu xukumey faldambiyeed la xiriira saddex dil oo ka dhacey nawaaxiga magaalada Stockholm bishii oktoobar ee sannadkii tagay. Xukuumadda ayaa doonaysa inay soo rogto mamnuucid qaran ee isticmaalka mobaaylada ee dugsiyada aasaasiga ah (hoose dhexe). Goobo ka tirsan Sweden ayey dembiyada jirdilka iyo guryaha la jabsadaa kaga badan yi…
  continue reading
 
18-jira lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay dilkii isniintii ka dhacay Malmö ayaa ka soo baxsaday goob ay laanta adeegga bulshadu ku meeleeysay. Shirkadda tareemmada ee SJ ayaa joojin doonta khadka tareenka pendel-ka ee isaga goosha magaalooyinka Stockholm iyo Uppsala. Laba nin ayey ka soo gaareen dhaawacyo culus kadib toogasho ka dhacday xaafadd…
  continue reading
 
Loading …

快速参考指南